IFTIIN

Home

Welcome

Posted by Nasra on January 20, 2010 at 9:37 AM

Ha is weydiin waxa uu wadan kaagu kuu qaban karo, ee is waydii waxaad wadankaaga u qabankarto, waa qudbadii  madaxweynii  Mareykanka JFK,. 


Haddaad eegtid maanta Soomaalideena waxaan mashquul kunahay dowladu waxay qabatey iyo waxey qaban weydey,. 

Ma is weydiiney qof weliba wuxuu qabtey, dowlada ka sokow.Far kaliya fool ma dhaqdee,sow ma wanaagsana inaanu iskayaga wax u qabsano, oo aan ka gudubno baalkaan madow ee tariikhda wadanka yagu marayo, oo aan ka gudubno ku tiirnaashaha aan caadada ka dhiganey,hanoqoto dowlad lagutiirsan yahay ama haya'daha  caalamka ama qaraabada. 

Qof weliba qof kale ayuu wax ka  sugayaa,haddaba waxaadan adigu iskaa u qabsan kama haqab beeshide isku tasho.


Soomaalaay  aan isku tashano oo wada tashano..

Categories: None

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

0 Comments